Mujaahid Dhagowayne Oo Ka Gilgishay Suldaan Lagu Caleemo Saaray Hargeysa

0
102

Hargeysa(SDN) Mujaahid  Dhego weyne oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland  ayaa waxaa uu si adag uga hadley suldaan dhawaan lagu celeemo saaray magaalada Hargeysa

 

Muj.Dhego weyne waxaa uu sheegay  in aanu suldaankaasi matelin Beesha Suber Awal isla markaana aaney aheyn arin ay ka wada tashatey Beeshu ciidi ka danbeysana ay noqtey  wax ceebowdey waxaana uu yidhi

” Halkan waxaa aynu isku keen keenay in aynu  jawaab cad ka bixino waxii yaraa ee aynu maalintii dhaweyd arkeynay  ma aha wax ay beesha Suber Awal ku tashatey mana aha wax dhaqan keena ah intaas oo qarni ayey soo jirtey sandaladan Suber Awal oo lama taabtaan aheyd waxii waxaas ka shaqeeyey wey ceebooween umadiina waa taas ka markhaati furtey ” ayuu yidhi Muj.Dhego weyne.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here