Mohamed Salah Oo Dhaawac Soo Gaadhay+Dareenka Kooxda Fiorentina 

0
426

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dhaawacii Mohamed Salah ku gadhay kulankii Chievo Verona ee axaddii uusan aheyn mid halis ah inkastoo laacibka laga saaray kulankaas

Salah ayaa laga saaray kulankaas daqiiqadii 25-aad ka dib markii uu kooxdiisa uu u sameeyay goolkii koowaad kaasi oo dhashay daqiiqadii 12-aad , waxa uuna dhaawacaan soo baxayaa xilli laacibka uu dhawaan ka soo kabsaday dhaawac gaadhay .

Warbaahinta Italy ayaa sheegeysa in laacibka uu ka dhaawacmay ciribta isla markaana aysan jirin wax laga wel welo.

Kulankaas ayaa ahaa kii ugu dambeeyay Salah ee Fiorentina ka dib markii mudada amaahda ay u dhamaatay , waxaana la xusayaa in Salah mudadii amaahda uu ugu joogay kooxdaas in uu u dhaliyay 9 gool halka uu u sameeyay 4 gool.

ku

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here