Mo Farah oo Mar kale ku guuleestay Bilada Dahabka Tartanka ka socda Brazil

0
151

Oradyahanka asakiisu Soomaaliga yahay ee Mo Farah ayaa mar kalay hantay kuna guuleestay Bilada dahabka tartanka Ollmbikada ee ka socda magaalada Rio ee dalka Brazil.

Mo Farah ayaa ku guuleestay Orordka 5000m, waxa uuna helay bilada Dahabka, Oradyahankan heesta dhalashada dalka Biritain ayaa horey ugu guuleestay isla tartankan Olombikada Orodka 10,000 mitir.

 

Orodyahankan Caan baxay ayaa muujiyay tayadiisa Orodka, waxa uuna sanadkan jeebka gashtay labo bilad oo Dahab ah iyo hal xabo oo maar ah .

Mo Farah ayaa sidan oo kale sanadkii 2012-kii Tartankii Olombikada ee London lagu qabtay ku guuleestay labo bilad oo Dahab ah, waxa uuna dhigay taariikho gaar ah.




LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here