Militeriga Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed oo wada dhoolatus aan horay loo arag

0
153

Milliteriga Dowladaha Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed, ayaa si rasmi ah u bilaabay dhoolatus caksi ku ah Dowlada Waqooyiga Kuuriya oo u aragta dhaqdhaqaaqaasi ciidan daandaansi cad.

Dhoolatuskaani ayaa soo jiitay indhaha adduun weynaha, kadib markii dhoolatuska uu noqday mid ka duwan dhoolatusyadii hore.

Dhoolatuska ayaa waxaa sabab u ah Hanjabaad culus oo uu jeediyay hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong taasi oo ku wajahneyd Mareykanka iyo Koonfurta Kuuriya.

Dhoolatuskaani ayaa laga cabsi qabaa in wajiyo cusub uu Caalamka u furo, xili Dowlada Mareykanka ay baqdin gaar ah ka qabto Dowlada Waqooyiga Kuuriya.











 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here