Midawga Yurub oo 35 Milyan oo Dollar ka Xaniibay Somaliland, Lacagtaasi oo ay ku Fulinjireen Sanduuqa Horumarinta Somaliland

0
100

Waxa kale oo wararku sheegayaan in Wasiiro Xukumada ka Tirsan Accounadii ay ka Xidhayaan, Arrintan ayaa ka Dhalatay Markii Safiirka Midawga yurub uu Shallay Hargeysa Yimid isaga oo Hadalo kulkulul ay iswaydaarsadeen.

eu

Madaxweynaha Somaliland isla markaana ku hanjabay in Deeqihii ay siin jireen Somaliland ka jarayaan, Waxaana la Fillayaa in maalinta Sabtida Shirjaraa’id Magalada Nayroobi ku qabbanayaan Safiirada Dawlada Ingiriiska, Norwey, Denmerka, Sweden, Maraykanka iyo Filland oo ay kaga hadlaayan Xidhiidhkii Somaliland halka uu ku danbeyn doono. .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here