Meydka Marxuum Maxamed Cali Samatar oo Goordhaw Muqdisho la keenay

0
123

Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay Meydka Marxuum Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar , oo dhawaan ku geeriyooday magaalo kutaala Dalka Mareykanka.

 

Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Meydka kusoo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya iyo saraakiil sar sare, waxaana Meydka Marxuunka la fillayaa in lagu Dukado Salaada Janaasada kadiba lagu aaso Qabuuro kuyaala Muqdisho.





LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here