Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Shan Sano Oo Xadhig Ah Ku Xukuntay Boqor Buur Madawo

0
1646

Hargeysa(SDN)Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa waxay shan sanno oo xabsi ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow).

Boqorka ayaa dib isla maantaba loogu celiyay xabsiga kaddib markii dhawaan dammaanad lagu soo daayay,Ma jirin qareenno difaacayay boqorka.

 

Wixii Faah-faahin ah goor dhaw halkan kala soco.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here