Maxaa Laga Filan Karaa Hadalka Trump Ee Galabta

0
27

Hargeysa(SDN)Madaxwayne Donald Trump ayaa hadal jeedin doona Galabta 5:00 wakhtiga geeska Afrika kaasi oo la saadaalin doono in uu ku soo qaato dhanka dhaqaalaha oo aad loo filayo iyo inuu ka hadlo heerka shaqo ee dalka Maraykanku uu marayo wax yaabaha muhiimka ah ee isha lagu hayo ayaa ah dhaqaalaha wadankaas oo dunida saamayn weyn ku leh.

Geesta kale wakhtigii la doortay madaxwayne Trumo ayaa qudbad uu jeediyey waxay sababtay in qiimaha Dollar ku uu hoos u dhacay taasi oo keentay in suuqyada waa weyn ee dunida Aad looga dareemay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here