Maxaa Ka Jira In Uu Geeriyooday Ganaraal Moorgan

0
2192

Garoowe(SDN)Ilo-Xogogaal ah ayaa ii xaqiijiyey in aanu dhiman Ganaraal Moorgan oo ku dhaawac may dagaalkii Tuka-Raq kaasi oo faliidh lugta ka galay loogu qaaday dalka Kenya waxa warbaahinta qaar ay sheegeen in uu geeriyooday Morgan kuwaasi oo sabab uga dhigaya dhaawaca lugta ka soo gaadhay hadaba wararka Suradnews helayso ayaa sheegay in xaalada caafimaad ee Moran ay hada wanaagsan tahay balse uu dhaawac lugta ka soo gaadhay u jiifo.

 

wixii warar ah ee ka soo kordha halkan kala soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here