Masaajidada ay kuwada dukadaan Raga iyo Dumarka oo kusoo badanaaya Denmark

0
178

Masjidkaani ayaa waxaa isugu yimaada Dumarka Maslimiinta ah waxaana laga hirgaliyay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark.

Masjidkaasi ayaa waxaa si wada jir ah ugu dukda Ragga iyo Dumarka kuwaasi oo aan xijaab u dhexeyn, waxa ayna arintaani ka yaabisay Muslimiinta kale ee caalamka.

Ragga iyo Dumarka ayaa si wada jir ah ugu xirta hal imaam, waxaana shuruudaha kamid ah in Imaamka ay noqon karto kaliya Haween, halka raguna ay yihiin kaliya kuwa camiro masjidka.




LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here