Magacyada Qaar kamid ah Ciidamadii AMISOM ee lagu laayay Weerarkii Janaale oo lasoo bandhigay

0
266

Nairobi(SDN)Dowlada Uganda ayaa soo bandhigtay Magacyada 10-kamid ah Ciidamadii dhawaan looga dilay weerar qorsheesan oo dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku qaadeen xarun Ciidamada AMISOM ku lahaayeen Deegaanka Janaale.

Afhayeenka u hadlay Ciidamada Uganda aya beeniyay in 50-askari ama wax u dhaw looga dilay Weerarkii ka dhacay Deegaanka Janaale, waxa uuna Afhayeenka cadeeyay kaliya in 12-askari weerarkaasi looga dilay.

Meydadka 10-kamid ah Ciidamada AMISOM ee lagu dilay Weerarkii Deegaanka Janaake ayaa shalay laga dajiyay Magaalada Kampala ee xarunta Dalka Uganda, waxaana halkaasi loogu sameeyay meydadka soo dhaweyn .

Halkan ka Aqriso Magacyada 10-ka askari ay soo bandhigty Dowlada Ugnada.

1-Leutenant David Etua Ondoma

2-Sergeant Charles Outa

3-Sergeant Charles Ojange

4-Sergeant Eddy Kakaire

5-Sergeant Abubaker Mugumya

6-Sergeant Emmanuel Wanyama

7-Lance Corporal Andrew Engema

8-Lance Corporal Phinius Ochowun

9-Private Isaac Okidi Lotyang

10-Private Geoffrey Kintu​

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here