Magacayada Shan Ka Mida Wasiiraddii Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Xisbiga Waddani Maanta Iskugu Tagaya Iyo Xaflada Maanta

0
266

Hargeysa(SDN)Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa la filayaa in uu maanta haddii eebe idmo u qabto xaflad qaar ka midda siyaasiyiin ka baxay xisbiga kulmiye.

 

 

Marka laga tago wasiirkii boosta iyo isgaadhsiinta somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mida siyaasiyiinta maanta waddani ku biiraysa ayaa waxaa kale oo ka mid ah siyaasiyiinta ku biiraysa Xisbgani, Wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Dowladdii Riyaale Cabdilaahi Ismaaciil Cali “Cirro”

 

 

Wasiirkii Hore  ee Arrimah Gudaha Dowladdii Cigaal

Axmed Jaambiir Suldaan.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Bulshadda Dowladda Siilaanyo Cumar Maxamed “Cumar Yare”.

Shanta wasiir ee arrimaha gudaha soo maray ee maanta xisbigaasi iskugu tagaya ayaa iyagu xilka isku wadda wareejiyay

Marka laga taga Axmed Jaambiir Suldaan.

 

 

Waxaaanay kala yihiin:-

Ismaaciil Aadan Cismaan ayaa waxaa uu xilka wasiirka arrimaha gudaha ku wareejiyay Dowladdii Riyaal Cabdilaahi Ismaaciil Cali “Cirro” isna waxaa uu ku wareejiyay Maxamed Cabdi Gaboose, Halka isna ku wareejiyay Maxamed Nuur Caraale “Duur”

Siyaasiyiintan ayaa noqonaya Cudud cusub oo xisbiga waddani helay haddii ay isla jaan qaadaan, wallow aya u badan yihiin baarqabyo aan ogolayn in geela mid kale lagu daro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here