Magaalada burco ayaa waxa ayaamii ugu danbeeyayy laga dareemayaa

0
175

101_9284 101_9285 101_9286 101_9287 101_9281

Magaalada burco ayaa waxa ayaamii ugu danbeeyayy laga dareemayaa

Dhaqdhaqaaq laan dhanka badhabsaabka ayada oo uu gobolka aan laga dareemayn wax socod ah aanu xidhan yahay gobolku ha se ahaatee aan war loo hayn waxa sababay Xidhtaan gobolka

dhankale boodhkii gobolka  ayaa saguna aan hayn mid aan sifiican u muujisnayn  waxana lagadheehanayaa  dayac dir ama dug ah qoraalkii ku qornaana aan si fiican loo garanayn taasna  waxaanu odhan karnaa madaxda ayaa xilkoodii gabay ama iska indha tirayaaya

Waxaana madaxda looga baahn yahay in aay xilkooda shaqo oo fiyaan si bulshadana wax taraan hase ahaatee badhasaabkii gobolka oo asaguna dhankaa iyo hargaysa ku maqan oo aan shaqadii sii dacad u ahayn  halka u ku xigeenkii badha saabkuna wuu aanu muujin wax dhaq dhaqaaq ah oo laga dareemo  hase ahaatee gobolka oo ah meeshii  1 aad ee looga taliyo magalada burco ee gobolka togdheer ayaa  in dha weyntaba xidhnayd

Hadaba su aashu la is waydiinayaa waxay tahay

Waa maxay sababtu ?

Office/burco

Cabdiqani ilkacase

Suradnews.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here