Madaxweyne Obama Oo Shacbiga Dalka Mareykanka Miiska U Soo Saaray Musharaxa Horumar Gaadhsiin Kara Dalkaasi

0
130

USA (SDN)Madaxweyne Obama Waxaa uu sheegay In musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump uu uu khatar ku yahay dalka Mareykanka iyo beesha calaamkaba .

 

 

Sidoo kale madaxweyne Obama ayaa waxaa uu sheegay in Donald Trump aanu ku haboonen madaxtinimada dalka Mareykanka isla markaana aan noqon karin taliyaha guud ee ciidamada mareykanka

Dhinca kale madaxweyne Obama waxaa uu sheegay in horumarkii uu sameeyey muddodii 8 sanno aheyd uu xilka hayey uu baabi doono hadii la doorto Donald Trump isla markaana waxaa uu shacbiga dalkaasi madaxweyne Obama ugu baaqay in ay doortaan Hillary Clinton

 

Hadalkan ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli ay doorashadii dalka mareykanka ay ka hadhsan tahay muddo todobada cisho ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here