Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Booqasho Lama Filaan Ah Kaga Dhex Hilaacey Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Moqdisho

0
301

Moqdisho (SDN)Madaxweynaha dawlada Somaliya ahna Taliyaha Ciidamadda qalabka sida Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa maanta Booqday Xabsiga dhexe ee magaalada Moqdisho

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

 

Muddane Farmaajo uu soo kormeeray qeybaha Xabsiga uu ka kooban yahay sida qolalka ay ku xidhan yihiin Maxaabiista, Xarunta Warshada tababarka Maxaabiista, Goobaha waxbarasho iyo xarumo kale.

 

 

 

Waxaaa Madaxweynaha Xabsiga kusoo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir, Wasiirka Cadaaladda Gen. C/llahi Jaamac Ilka-jiir iyo Saraakiil kale.

Image may contain: 1 person, standing

Cutub ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Madaxweynaha Salaam sharaf siiyey,waxaana intaasi ka dib uu tagey Xarunta tababarka Maxaabiista oo ay ku sugnaayeen Maxaabiis shaqeyneysa

Image may contain: one or more people and people standing

Image may contain: one or more people and people standing

Image may contain: 6 people

Image may contain: 2 people, people standing

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here