Madaxweyne Farmaajo Oo Dacwad Ka Dhan Ah Saldhiga Military Ee Imaaradka Laga Siiyey Berbera U Gudbiyey Boqortooyada Sucuudiga Iyo Jawaabta Laga Bixiyey

0
319

Moqdisho (SDN)Madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaaajo ayaa  waxaa uu dacwad ka dhan ah saldhiga Military ee laga siiyey magaalada Berbera u gudbiyey boqortooyada dalka Sucuudiga .

Image may contain: 2 people

 

Farmaajo ayaa ka codsadey in dawlada Sucuudigu ay ku qanciso Imaaradka carabta in aanay wax saldhig ciidan ah ka sameysan dalka Somaliland isla markaana ay ka laabato heshiiskaas oo aanay dhameystirin .

 

 

 

Waxaana sidaasi lagu sheegay war bixin lagu daabacey jariirada Riyaad Post oo ka soo baxda Boqortooyada Sucuudiga waxaana ay jariiradu warkan ka soo xigatey masuul ka tirsanaa waftigi madaxweyne Farmaajo

Muddane Farmaajo oo dhawan safar ku tegay dalka Sucuudiga ka dib marti qaad rasmi ah oo uu ka helay waxaa uu arinta saldhiga Military ee Berbera uu si gaar ah ugala hadley ku xigeenka dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salman Bin Cabdi Casiis oo ah Wasiirka Gaashaandhiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here