Madaxweyne Biixi Oo Hadalo Dhaliil Iyo Diidmo U Badan Kaga Hadlay Arinta Deeqaha Dhaqaale Ee Somaliland La Siiyo Oo Somaliya Dalbatay In La Joojiyo

0
743

Hargeysa(SDN)Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta mar uu booqday wasaarada Horumarinta Maaliyada ka hadlay xiisad maalmihii u danaysay taagneyd oo ku saabsanayd dhaqaalaha beesha caalamku ay siiso Somaliland oo somalia dalbatay in la joojiyo oo la soo mariyo dawlada Federaalk, waxaanu arintaasi ka yidhi.

“iyada oo marka horeba aanay sadaqo wax lagu faano ahayn oo ay ceeb iyo yax-yax tahay inaynu baryo ku hadalnaa, ayaa haddana tii(Deeqdii) lafteedii la isugu yimi oo waxa ay yidhaahdeen waxan yar ee Somaliland aad siinaysaan yaan la siinnin, qolada wax bixinaysaana waxa ay yidhaahdeen ma ahee sidoodii aanu ku wadno…”Madaxweyne Muuse Biixi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here