Madaxweynaha Somaliya Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Xildhibaanada Aqalka Sare .

0
189
Moqdisho (SDN)Madaxweynaha dalka Somaliya oo uu weheliyo safiirka Turkiga u fadhiya magaalada Moqdisho waxaa ay maanta si wada jir ah xadhiga uga jareen dhismaa xildhibaanad aqalka sare oo ay maal galisay dawlada Turkigu .Image may contain: 2 people, people standing and sunglasses

Image may contain: sky and outdoor

Xarunta Xildhibaanda Aqalka Sare ayaa waxaa ay ku taal degmada Shibis ee gobolka Banaadir iyadoo dhowaan la rajeynayo in ay ku qabsoommaan fadhiyada caadiga ah ee aqalka odeyaasha.

 

 

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa soo kormeeray xafiisyada iyo qeybaha shirarka ee loo diyaariyey in uu ku shaqeeyo Aqalka Sare si gaar ahna Hoolka fadhiyada ay ku yeelan doonaan.

Dhinca kale Xassan Sheekh Maxamuud waxaa uu furay kala fadhiga koowaad ee xildhibaanada aqalka sare

Image may contain: 1 person

Image may contain: 2 people, people sitting and closeup

Ilaysnews/Moqdisho Desk

Info@Ilaysnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here