Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Dagaalka Gaalkacayo Ku Eedeeyey Dawlada Somaliya

0
184

Boosaaso(SDN)Madaxweynaha  maamulka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu ka hadley dagaalka mudooyinkii ugu danbeeyey ka soo noq noqonaayaey magaalada Gaalkacayo waxaana dagaalkaasi masuulyadiisa uu saaray dawlada Somaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here