Madaxwaynihii Hore Ee Dalka Yemen Oo La Dilay

0
512

Hargeysa(SDN)Madaxwaynihii hore ee dalka yemen Cali Cabdalle Saalax oo lagu dilay dalkaasi yemen ayaa waxa dilkiisa lagu eedeeyey sida ay warbaahinta wadankaasi sheegtay kooxda xuutiyiinta ee ka dagaalama wadankaasi cali cabdale saalax oo maydkiisa si arxan daro ah loogu arkay baraha bulshada ayaa lagu tilmaamay in si bini aadan nimada ka baxsan loo dilay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here