Madaxwayne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Waddada Isku Xidhaa Magaalooyinka Dilla Iyo Kalabaydh

0
159

Hargeysa(SDN)Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta socdal ku tagay deegaano kamida gobolada galbeedka Somaliland,waxaanuu madaxwaynuhu xadhiga ka jaray wadada isku xidha magaalooyinka dila iyo kala-baydh oo ka kala tirsan gobolada gabiley iyo awdal.

siilaanyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here