Madaxwayne Siilaanyo Oo Qudbadiisii Xuska Maalinta 18May Ku Soo Qaatay Maamullo La Sheegay In Ay Ka Jiraan Sool Iyo Sanaag Bari

0
132

Hargeysa(SDN)Madaxwayne Siilaanyo Oo Qud badii xuska 18 may kaga hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen adkaynta aminga, maalgalinta dakada berbera, xidhiidhka wadamada jaarka iyo maamulada baryihii u danbeeyey ka jiray gobolada sool iyo sanaag bari.

Madaxwayne siilaanyo oo xusay in uu rabo in wada hadal iyo waan waan lagu dhameeyo tabashooyinka ay tirsanayaan qaybo ka mid ah dadka daga deegaanada sool iyo sanaagbari, kaasi oo ahadalkiisa ku soo daray in uu u fidin doono gogol nabadeed.

Geesta kale maamuladdani oo noqonaya qaar buro ku ah jiri taanka iyo qaranimada Somaliland ayaan wali Somaliland qodobo iyo wax xal buuxa u noqon kara tabashooyinka bulshooyinka ku dhaqan deegaamadaasi ayna wali ilaa haatan keenin.

@Surad News
Hargeysa Live

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here