Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Kenya

0
600

Kenya(SDN)Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta booqasho hal maalin ah ku tagay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa hadda wadahadal la leh dhiggiisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, waxaana kulanka labada madaxweyne uu ka socda xarunta madaxtooyada Kenya.

 

Lama sheegin arrimaha ay ka wadahadlayaan labada madaxweyne , warbaahinta ayaa lugu wargeliyay marka uu soo dhammaado kulan inuu hadal jeedin doonno madaxweyne Farmaajo oo markaa la filayo inuu faahfaahiyo wada hadalka.

 

Balse warar soo gaadhaya shabakada Ilaysnews.com waxaa ay sheegayan in Madaxweyne Farmaajo uu kala hadlaayo dhigiisa dalka Kenya darbi ay dawlada Kenya ka dhisayso xuduuda ay la leedahay dalka Somaliya , taas oo dad badan ay mudaharaadyo ka sameyeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here