Madaxwayne Biixi Oo Dhakhtarada Gaarka Ah Ku Booqday Wasiirkii Caafimaadka Oo Faalig Ku Soo Booday

0
98

Hargeysa(SDN)Madaxwaynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta booqday Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo Xanuun haleelay lug iyo gacan (Faalig) ku dhuftay kaasi oo xaalad caafimaad loo dhigay Dhakhtarka HALDOOR ee Gaboose waxaanu Madaxwaynuhu Alle uga baryey in uu caafimaad taam ah siiyo wasiirka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here