Madaxwaynaha Somaliland Oo Istaqaaladii Ka Diiday Agaasimhii Hore Ee W.Diinta Iyo Awqaafta

0
270

Hargeysa(SDN)Agaasimhii Hore ee wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland oo shir jaraayid qabtay ayaa sheegay in madaxwayne Axmed Siilaanyo ka diiday Istaqaaladii uu isku casilay waxaanu sheegay in uu ka sii mid ahaanayo xukuumada madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here