Madaxwaynaha Muuse Biixi Oo 15Ka Bisha Afaraad U Asteeyey Maalinta Dhirta Somaliland

0
831

Hargeysa(SDN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo sumaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-79/42018 ku asteeyey in Maalinta Dhirta 15ka bisha Afraad (April) ay ahaato maalinta Dhirta Jamhuuriyadda Somaliland, sannad walba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here