Madaxwaynaha JSL Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa

0
64

Hargeysa(SDN)Madaxwaynaha JSL oo maanta ku soo noqday caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa, kaasi oo ku maqnaa gobolada Bariga somaliland oo uu safar shaqo ugu maqnaa, soo dhawaynta loo sameeyey Madaxwayne Muuse Bixii Cabdi ayaa ahayd mid meeqaam keeda abaabul uu sareeyey.

Filo goor dhaw sawirada Soo dhawaynta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here