Hargeysa(SDN)Agaasimaha Guud ee wasaarada Gaashaandhiga JSL iyo agaasime waaxeedyada kala duwan ee wasaaradda gaashaandhiga oo kulan is xog waraysi guud ah yeeshay kaasi oo ka dhacay gudaha wasaarada gaashaandhiga ayaa daaranaa sidii loo dar-dar galin lahaa wada shaqaynta iyo hawlaha qaranka ee wasaarada Gaashaandhiga JSL.