Madax-Dhaqameedka Somaliland Oo Sii Sabootiyey Madaxwayne Siilaanyo

0
891

Hargeysa(SDN)Madax Dhaqameedka Somaliland ayaa maanta qasriga madaxtooyadda ugu tagay Madaxweynaha Xilka Ka Sii Degaya Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Kulankan oo ahaa mid ay ku sii sagootinayaan Madaxdhaqameedku madaxweyne Axmed Maxmed Maxamuud Siilaanyo ayaa ku soo dhamaaday Jawi degan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here