Maamulka Waqooyi Bari Somaliya Oo Fadhigiisu Yahay Magaalada Xiingalool Oo Maanta La Gu Dhawaaqay

0
140

Xiingalool(SDN) mid ka mid deeganada hoos yimada maamulka Xukuumada Somaliland ayaa waxaa goor dhaweyd lagaga dhawaaqay maamul gobaleed hoos iman doona dawlada faderalka ah ee Somaliya

Masuul

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Magaalada Xiin Galool oo ka mid ah gobalka Sanaag ayaa waxaaa lagaga dhawaaqay maamulkaas  oo la magac baxay Gobolada Waqooyi Barri ee dalka Somaliya.

Axmed Maxamed Maxamuud Jebiye oo ku magacaaban afhayeenka gudida siyasada ee maamul u sameynta gobalada waqooyi bari oo warbaahinta kula hadley magaalada xiin galool ayaa  u shaaciyey ku dhawaaqista maamulkan cusub

Waxaana uu sheegay Afhayeenkaasi in ay madaxweynaha maamulka gobolada waqooyi bari ee Soomaaliya u doorteen Cali Axmed Faatax oo hore u ahaa wasiirka qorsheynta maamul goboledka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here