Ma Qoys Baa Markuu Xilka Fadhiisto Kaligi Maamulaya Madaxtooyada”Faadumo Siciid Oo Arimo Xasaasi Ah Ka Hadashay

0
514

Hargeysa(SDN)Faadumo siciid oo ka dayrisay xaalada maamul ee madaxtooyada somaliland ayaa maanta waraysi gaar ah siisay Shabakada Caalamiga ah ee Suradnews iyo telefiishanka Eryal taasi oo ka warantay xaalad ay kala kulantay qasriga madaxtooyada somaliland oo ku tilmaantay in dawlad nimadii laga dhigay goob loogu adeego qoys ama cid gaar ah.

waxaanay amuurtani kaga warantay in ay wafi balaadhan oo ka socday midawga yurub oo ay soo marisay qaybo ka mid aha laamaha dawlada markii danbe oo kulan looga balamiyey xarunta qasriga madaxtooyada somaliland laga reebay iyada oo ciidanka amar lagu siiyey in aanay galin.

F G:- mardhaw filo muuqaal xasaasi ah oo ay arintaasi kaga hadlayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here