Labada Dal Oo Ka Mid Ah Midowga Yurub Oo Khilaafkii Ugu Xumaa Ka Dhex Qarxay Iyo Dalalka Ay Yahiin

0
194

Turkey (SDN)Labada dal ee Turkiga Iyo Holland ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaafkii abid ugu xumaa ka dib markii wasiirka arimaha dibada dalka Turkiga loo diiday in uu ka khudbad ka jeediyo maagaalo ka mid ah dalka Holland isla markaana uu u jeediyey dad ka soo jeeda dalka Turkiga

 

Maxaddad TV ayaa soo warisay in wasiirad ka tirsan xukuumadda Mr Erdogan ay joojiyeen booliska Netherlands ayadoo u sii socotay qunsuliyadda si ay khudbad ugu jeediso dadkii halkaa isugu soo baxay.

 

 

 

Goor sii horreysay ayuu madaxweyne Erdogan ugu yeeray golaha wasiirrada ee Dutch-ka inay yihiin “haraadigii Naasiyiinta” bacdamaa ay is hor taageen booqashadii wasiir-arrimo-dibadeedkiisa.

 

Ra’iisul wasaaraha Netherlands Mark Rutte ayaa hadalkaas ku tilmaamay mid waalli ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here