Kulan Cilmiyeed Ay Hayada Hayaat Women Trust Soo Agaasinta Oo Hargeysa Lagu Daah-Furay

0
124

Hargeysa(SDN) Kulankan oo Socon doona Mudo Laba Cisho ah ayaa waxa soo qabanqaabisay Hay’adda Hayaat Women Trust  taas oo u jeedadiisu ahyid sidii kor loogu qaadi lahaa Xirfadooda  Shaqaalaha ka Hawl gala Goobaha kala duwan ee lugu Hayo Dadka Ka Xanuusanaaya Dhimka.

IMG_4664IMG_4698IMG_4713

 

Aqoon koradhsiga socon doona mudada  labda cisho ayaa waxa ka soo qayib galay Masuuliyiin ka socota Waaxaha Dhimirka Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland, Madaxda Hay’adda Hayaat Women Trust, iyo Waliba Ardaydan Loo Qabtay Aqoonkoradhsigan .

Ugu Horayn waxa halkaasi ka hadlay  Isuduwaha Dhimirka Ee Wasaarada Caafimaadka Dr Mustafe Hussein Hirsi waxaana uu Faahfaahin ka Bixiyay u jeedada Aqooniswaydaarsigan waxaana uu u mahadnaqay shaqaalaha kala duwan ee Ka Soo qayb galay Kulankan.

 

IMG_4660

Sido kale waxa Uu Dr Ka Codsaday Hay’adda Hayaat in ay kulamadan oo kale u Joogteyaan Shaqaalaha kala duwan ee ka Hawl gala Goobha lugu Xanaaneeyo Dadka Dhimirka Ka Xanuusanaay, Sido Kale waxa uu ugu Baaqay Hay’adda Kale duwan ee ka Hawl gala Dalka in iyaguna  Ku Daydaan Hay’dda Hayaat Women Trust   Dr Hussein Oo Arimahaasi Ka Hadlayaa Waxa uu Yidhi “ waxaan u mahad naqayqaa shaqaalaha ama ardayda manta aqoonkoradhsigan Qaadanasa Sida fiican ee ay uga Faa’iidaysataans”.

Hussein waxa uu kula dardaarmay Shaqaalaha in ay ku dabaqaan Dadka xanuusanaaya aqoonta ay maanta halkan ka baranayaan.

Sido kale waxa halkaasi ka hadashay Foosiya Maxamed Cabdi Agaasimaha Hay’adda Hayaat Women Trust   ayaa  kale xustay in aanay ahyin markii kowaad ee ay qabtaan kulamadan Oo Kale waxayna sheegtay in ay u jeedad kulankani ay tahay sidii loo xafidi llahaa dadka ka xanuusanaaya dhimirka ee ku dhan Guud ahaann Gobalada Iyo Dagmooyinka Dalka.

 

 

Foosiya Sido Kale waxa ay sheegtay in ay u diyaarinayaan Tobabar Caalamiya isla markaana ay wada hadalo u soocdaan Hay’addo Caalamiya Foosiya oo arimahaasi ka hadlasaa Waxay Tidhi “ waan ognahay in aad hore u sheegteen in aanu idinku filayin Toobabarkan aanu marka aanu mudo joognaba mar idin siinaa imika waxa wada hadalo noo socdaan Hay’addo caalamiya si ay nooga caawiyaan in ay idin siiyaan Aqoon Koradhsi intan ka sii Badan”

Macalinka Bixinaayay Casharada Cabdirashiid Cabdilaahi Ismaacil ayaa isugu ardayda kula dardaarmay in ay ka faa’iidaystaan kulamadan oo kale si ay ugu dabaqaan Dadka Dhimirka Ka Xanuusanaaya Ee Ay Gacanta ku hayaan.

IMG_4660 IMG_4664 IMG_3345 IMG_4680 IMG_4671 IMG_4677 IMG_4695 IMG_4684IMG_4714IMG_4716ssssssa

SuradNews

Hargeysa
Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here