Komishanka Dooroshooyinka Qaranka Oo Xog Cusub Ka Soo Saaray Arimaha Dooroshooyinka

0
447

Hargeysa(SDN)Komishanka dooroshooyinka qaranka oo xalay shir jaraayid oo ay qabteen ku sheegay in ay soo dhawaynayaan cid kasta oo cabasho qabta dhagaysanayaana sidoo kale wax ay sheegeen in xubnaha komishanka dooroshooyinku ay badankoodii imaadeen kuwaasi oo la filayo in natiijada doorashada madaxtooyada somaliland lagu dhawaaqi doono maalmaha soo socda.

Image result for komishanka doorashooyinka somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here