Kenya Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday Shiishada(Badeecada)

0
2915

Kenya(SDN)Dowladda Kenya ayaa mamnuucdey isticmaalka iyo ka ganacsiga tubaakada Shiishadda ama Hookah oo sanadihii ugu dambeeyay ku soo badaneysay dalkaas.

Dowladdu waxay sheegtay in tubaakadan ay halis ku tahay caafimaadka bini’aadamka taasi oo dalka ku keeni karta halis caafimaad oo aad u balaadhan dhanka kalena abuuri karta xaalado kala duwan oo halis ku noqonay dalka kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here