Jig-jiga: Goobaha Dalxiiska oo la horumarinayo

0
149

Jigjiga(SDN)-Waxaa Shaleyto Xarunta Maamulka DDSi Ee Magaalada Jigjiga Soo Gaadhay Wafdi Heer Ka Socda DFI Oo Uu Hogaaminayo

Mareeyaha Guud Ee Ururka Horumarinta Dalxiiska Itoobiya Mudane Solomon Tadese Waxaa Halkaasi Ku Soo Dhaweeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Oo Uu Ugu Horeeyo Wasiir Kuxigeenka Xafiiska Xidhiidhka Dawlada Dhaqanka Iyo Dalxiiska DDSI Mudane Baashe Cabdi

Mudane Solomon Tadese Ayaa Uga Mahad Celiyay Sida Quruxda Badan Ee Loogu Soo Dhaweeyay Garoonka Caalamiga Ah Ee Garaad Wiilwaal International Airport Ee Magaalada Jigjiga Socdaalka Wafdigan Ayaa Waxey Martiqaad Ka Heleen Munaasabad Oo Ay Soo Abaabushay Wasaaradda Dhaqanka Iyo Dalxiiska DDSi Taasoo

Hadli Doono Kobcinta Dalxiiska DDSI Oo Ay Ka Soo Qaybgali Doonaan Kililada Hererida Iyo Ismaamulka Diredawa Munaasabadaasi Ayaa Ugu Horey Waxaa Daah Furay Oo Ka Soo Qeybgalay Madaxwayne Ku Xigeenka DDSI  Ahna Wasiirka Waxbarashada DDSI Mudane Mawliid Haayir Xasan Oo Sheegay In Xukuumadda DDSI Ay Ku Faraxsan Tahay Munaasabadan Kor Loogu Qaadayo Kobaca Dhaqaale Iyo Sidii Lagu Hormarin Lahaa Goobaha Daxliiska

Waxaana Halkaasi Kahadlay Wasiir Kuxigeenka Xafiiska Xidhiidhka Dawlada Dhaqanka Iyo Dalxiiska DDSI Mudane Baashe Cabdi Ugana Mahadceliyay Masuuliyiinta Ka Soo Qeybgashay Shirkan Sidii Lagu Hormarin Lahaa Goobaha Dalxiiska Ee Taariikhda Weyb Kuleh Deegaanka Iyo Dalka Ayuu Sii Raaciyay.

Waxaan Leenahay Hiigsi Iyo Aragti Dheer”

“Dhulku Waa Qani Iyo Barwaaqo, Waxaana Loo Baahanyahay Shirweynaha Ay Marti Galineyso Deegaanka Ayna Kasoo Qeybgaleen Kililada Hererida Iyo Ismaamulka Diredawa Ayaa Diirada Lagu Saari Doonaa Sidii Lagu Hormarin Lahaa Goobaha Daxiiska Deegaanka Iyo Dalka

Ugu Dambeyn, DFI Ayaa Dadaal Dheer Ugu Jirta Sidii Indhaha Caalamka Ay U Soo Jiidan Lahaayeen Deegaanka Iyo Dalka Guud Ahaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here