Jarmalka oo soo saaray Taangiyo 2 Dhuumood ah oo Diyaaradaha lagu soo ridi karo

0
190

Wasaarada gaashaandhiga iyo difaaca dalka Germany ee (Deutsche Bundesheer zur Abwehr) ayaa soo bandhigtay Taangiyo dagaal oo labo dhuumood ah , waliba loogu tala galay in lagu soo rido Diyaaradaha dagaalka .

Jarmalka ayaa shaaciyay in ay ka iibin doonaan Kaarayaashaan wadamo qaas ah oo ay xiriir iyo iskaashi Milatari leeyihiin sida dalalka Brazil , Peru , Philipine , Jordan iyo Bangaladesh .

Waa markii ugu horeeysay oo la arko Taangiyo ama Kaarayaal loogu tala galay in dhanka cirka loo rido halka markii hore ay ka ahaan jireen in dhulka ama furimaha dagaalka la isku duqeeyo(Panzer) .










LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here