Jamaal Cali Xussien Tala Qudha Ayaa La Gud-Boon By Abdi Mustafe

0
341

Kol hadii Faizal Cali Waraabe wuxuu qiiqa isku qariyaba shaaca ka qaaday in uu musharax yahay, hadaba Jamaal midh qudha ayaa la gudboon

Kol hadii baar-qabadii isbahaysiga oo taageera-yaashooda waataa ay xisbiga Waddani ku biireen, waxa cadaatay in aan xukunka dalka dib loogu muran sanaan doonin ee Waddani hantiyey kursigii dahabiga ahaa.

 

Kol hadii Faizal Cali Waraabe wuxuu qiiqa isku qariyaba shaaca ka qaaday in uu musharax yahay, hadaba Jamaal midh qudha ayaa la gudboon si uu Faizal iyo Muse ba uuga guuleysto oo uuga aarsado. Jamaal iyo taageera yaashiisa xisbiga Waddani ha ka hilaacaan dabeedna dan ba ciil iyo cadho naftu way uuga bixi Faizal iyo Muse Biixi e.

Talooyin badan oo hore ayaa seegay Jamaal oo isagaa qirtay hase yeeshee tani maanta waa gobo’dii oo haduu sidaa yeeli waayo oo xisbiga

Waddani wax la qabsan waayo ma ciil bixi doono oo sdaas uun buu qiiq uuga bixi ilaa doorashada la gaadhayo.

 

Jamaal Wake up and don’t give up the fight. Faizal si uu saaxada Jamaal uuga saaro ayuu Muse Biixi uugu guuray sidaa darteed maxaa Jamaal isna ka hor taagan in uu A/rahman Ciro u guuro oo ucid dan Faizal wasakheeyey uu isgaga tegi waayay.

 

Jamaal do it now and join Waddani therefore you can beat the hell out of Faizal and Muse other wise stay on your Ucid course and accept the thier curse. Jamaal must wake up and should start a new page with Waddani so he can score points against Faizal & Muse. Hadii kale sidaas uun buu Faizal kuu caayi. Mar uu facebook kugu caayo mar uu yidhaa waa loo heesaa mar uu yidhaa wuu qayilaa. Jamaal meel aan lagaa rabin indhaha lalama sii raac-raaco ee yaan waqtigu kaaga dhicin ucid oo nin waalani gudoomiye ka yahay.

Abmustafe123@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here