Jaamacadda Admas Waxaa Sannadkan Laguugu Soo Kordhiyay Fasalo Habeenimo Ah (Evening Shift) Oo Lagu Dhigan Doono Suuqa Hoose Ee Magaalada Hargeisa..

0
207

Hargeysa(SDN)Jaamacadda ADMAS waxay ogaysiinaysaa ardayda dhamaysatay dugsiyada sare iyo dadka jecel waxbarasho heer Jaamacadeed ah inay Jaamacadu soo kordhisay Evening Shift (Fasalo fiidnimo ah), oo loogu talo galay dadka maalintii shaqooyinka ku mashquulka ah in looga faa’iideeyo, iyadoo goobtu waxbarasho noqon doonto suuqa hoose, wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh.

 

Kala Xidhiidh numberada hoos ku qoran:-

Tel: 520022, 4427786 Xafiiska Suuqa Hoose.
Tel: 527755, 527757 Main Cumpus-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here