Itoobiya:-Golaha Wasiirada Ee Dalkaasi Ayaa Maanta Ansixiyey In La Qaado Xaaladda Deg-Dega Ah

0
236

Addis(SDN)Itoobiya Golaha Wasiirada ee dalkaasi ayaa maanta ansixiyey in la qaado xaaladda deg-dega ah ee dalkaasi saarneyd tan iyo bishiii labaad ee sanadkan 2018.

Fitsuma Arega madaxa xafiiiska Ra’isalwasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in Golaha Wasiiradu ay maanta dib u eegeen amniga dalka, kadibna ay isku raaceen in la qaado Bandowga dalka saaran.

Itoobiya waxaa Bandowgan lagusoo rogay markii ay ka dhaceen dalkaasi dibad baxyo iyo rabshado billooyin socday, oo ay sameenayeen dad kasoohorjeeday Dowladda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here