Israsaasayntii Oo Joogsatay Iyo Wararkii Udambeeyay

0
117

Hargeysa(SLT) Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalo Gudaha Ceerigaabo ku dhex marayay Ciidamada Somaliland iyo Ciidamo uu wato Sarkaal magacasi layidhaahdo axmed Cadib ayaa sheegaya in israsaasayntii Joogsatay hadda oo maqrib la eedamayo Magaalada Ceerigaabo.
Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee kadhashay dagaalkaasi hase yeeshe maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa wada dedaalo dib loogu soo celinayo xasiloonidii magaalada.

 

 

Sarkaalkan iyo ciidamadiisa oo dhufays kaga jira badhtamaha suuqa ayaa la sheegay in uu isku deyay in uu waan waan ugu tago Maayarka degmada Ceerigaabo haseyeesh waxa la sheegay in ciidamada Sarkaalkaasi Taabacsan rasaas ooda kaga qaadeen Maayar Ismaacil.

 

 

Xaalada amaan ee maagaladu ma fiicna walow israsaasayntii joogsatay hadana waxa la maqlayaa rasaas gogoos ah
Halka Ka DAAWO Sawirada qaar kamid ah Dhaawaca dagaalkii Ceeerigaab

IMG_20151110_154141dIMG_20151110_155026IMG_20151110_155035IMG_20151110_155343

 

Lasoco wax kaso kordha.

Sources:- Somaliland Tomorrow.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here