Ismacil Yarre waa Wacyi Galiye Weyn Mar-kale iyo wacigalinta waddaniyada iyo Noradin School

0
420

Hargeisa(SDN)ismaciil yuusuf waa wiil dhalinyaro ah kaasi oo inta badan ku hawlan sidii uu bulshada reer Somaliland ee u badan dhalinyarada uu ugu soo hagi lahaa wadada guusha iyo horumarka kaasi oo inta badan ka qayb qaata sidii uu ugu soo gud bin lahaa wax kasta oo uu is odhan karo waxay dan u tahay malaayinn qof oo ku dhaqan Somaliland.

 

ismo 5ismo 6

 

Ismaciil oo la wadaagay dareenka iyo heereka ay muwaadinimadu kaga jirto nafta iyo waliba sidii loo dar dar galin lahaa in wax la wada qabsado,kaasi oo dareenkaasi la wadaagay dugsiga noradin ee Magaalada hargeisa.

 ismo 2

 

Waxa halkaasi lagu soo ban dhigay waxyaabo badan oo ka hadlaya qadiyada muwaadinimada iyo wax wada qabsiga waxaana halkaasi laysku waydaarsaday araar badan oo kala duwan oo ah sidii horumar buuxda lagu gaadhsiin lahaa dhalinyarada reer Somaliland.

ismo 1

 

Maaha markii ugu horaysay ee uu ismaaciil yuusuf(yarre) uu ka qayb qaato wacyi galinta bulshada kaasi oo si hagar l ii ah uga qayb qaata iyo si muta dawac nimo ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here