isbiga UCID Oo ku Dhawaaqey In Dib Loo Dhigay Shirkii Xisbigaasi Ee Ay Hore U Shaaciyeen

0
261

Hargesa(SDN)Shanta Xubnood ee qaban qabada shirweynaha Xisbiga UCID ee garabka gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo  goor dhaweyd saxaafada kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegen in dib loo dhigay shir weynihii aan caadiga aheyn ee xisbigaasi qabsan lahaa 02.11.2016.

Waxaa ay sheegen in sababo jara awgeed oo ay ka mid  yahiin gudoomiyihii xisbigaasi oo safar ku maqan ay sababtey waxaana ay shaaciyeen in laga dhigay 07.11.2016 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here