Imtaxaanadka Shahaadiga oo ay u Fadhisateen 25,000 oo Arday

0
103

Hargeysa(SDN) Waxa guud ahaan Somaliland ka bilaamaya Imtixaanadka Shaadiga ah ee Sanad dugsiyadeedka  2015-2016, waxa sidaasi ku dhawaaqay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta Sarre  Cabdilaahi Dheere,

 

waxaanu Tilmaamay in arday gaadhaysa 25,000 oo ku kala sugan Gobolada Somaliland Maanta ay u fadhiisanayaan Imtixaanka Shaahadiga ah, waxaanu Hoosta ka xariiqay in ka badan 190 Goobod Imtixaanka lagu galidoono. “Waxa maanta oo Sabti Bilaamaya Imtixaanka Shahaadiga ah ee Hoose Dhexe iyo Kuwa Sarre, waxa Imtixaankaasi u fadhiisanaya 250,46 arday, waxanay ku galayaan 190 Gobood oo ku kala yaala Guud ahaan Somaliland”Ayuu yidhi Wasiirku

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here