Ilaalinta Danta Guud Qalinkii Mustafe Cali Herer

0
211

Dalkeena Somaliland waxaa ku yaala ugu yaraan 15 jamacadood iyo tiro badan oo Dugsiyo Sare iyo hoose oo faro badan iyagoo intaas aan soo sheegay hadana wey ku yar yihiin in ay helaan meelo maktabad ah oo ay wax ku akhristaan hadaad eegtid inta maktabadood ee Wadanka ku yaala waxey malaha gaadhayaa uga yaraan 5/10 waa in celcelis ahaan oo maktabad ah.

11132147_10204147561551069_1167769191_n

Hadana ardaydu wey ka baahi badan yihiin
Isku soo wada duub duuboo
Waxaan u jeeda in arintii maktabadii Gaandi library ay mar labaad xukumadu ku amartay musuulkii joogay libraryga Gaandi taasoo la sheegayoo in ka baxo libraryga ayna xukuumadu ka iibisay Qof ganacsade ah haday taasi rumawdo waxa dhib iyo dhawac soo gaadhayaa in mustaqbalkii ardaydu uu ku dhacayo meel mugdi ah taasina waa ayaan daro Wadankii ku habsatay
Allah sahal arimaha Save Gaand library

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here