“Ictifaafka Lama Dey Deyo Ee Waa La Sameystaa”..Boobe Yuusuf Ducaale .

0
88

Hargeysa(SDN) Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo hore u ahaa xoghayihii wafaafinta ee xisbiga Waddani isla markaana hada ah siyaasi madax banaan ayaa waxaa uu ka   hadley kulan dhawaan dalka turkiga u dhex maray wafti ka kala socda labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya .

 

Mujaahidku waxaa uu sheegay in xukuumada Somaliland ay la ambatey wada hadaladii  ka dhaxeeyey Somaliya waxaana uu xusay in ictiraf raadintan ay xukuumadu ku wareertay aanu aheyn mid la dey deyo balse uu yahay mid la sameysto

 

Sidoo kale Muj.Beebe waxaa uu dhaliilo u soo jeediyey labada gole baarlamaan oo uu sheegay in ay xukuumada arintan ku dabo gali lahayen balse waxaa uu nasiib daro ku tilmaamay inay hawl gab ku dhaw yahiin waxaana uu madaxweyne siilanyo ugu baaqey in la joojiyo wada  hadaladaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here