Huteelkii Dunida Ugu Cajiibsanaa Oo Qaawani Lagu Galayo + Goobta Laga Furay

0
1582

Paris(SDN)Magaalada Paris ee Caasimada Faransiiska Markii ugu horaysay Taariikhda abid waxaa laga furay Hotel Qaawinaanta Wax lagaga Cuntaynayo.

Hotelkan waxaa laga furay Koonfurta galbeed ee Magaalada Paris waxaana lagu Magacaabaa O’naturel, Hoteelka kaliyaata waxaa uu Furan yahay Xiliga Cashada Sharcigiisana waxaa u Dajisan in Macaamiishu intaanay soo Fadhiisan Miiska Cuntada ay Maryahooda iyo Mobiledooda soo dhigtaan Goob loogu tala galay Rag iyo Dumarba Goobtaana waxaa loo ogol yahay Cidii Mudh iyo Gacan u diyaar ah inay iska soo dhigaan Kuwaasi oo loogu tala galay inay ka Casheeyaan.

Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting, people eating, table and indoor

Image may contain: nightImage may contain: one or more people, people sitting, people eating, table and food

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here