Hooyada Dhashay Ra’izul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo ku Geeriyootay Dalka Canada

0
252

Allaha u Naxariistee Waxaa xalay Dalka Canada ku geeriyootay Ruqiya Macalin Daahir, oo aheed Hooyada Dhashay Ra’izul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke .

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada SURADNEWS.COM ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diraya Ehelada ay ka geeriyootay Ruqiya Macalin Daahir, gaar ahaan Ra’izul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here