Hoos Utiri 139- Cisho Oo Xukumadda Siilaanyo Hogaamiyo Cimrigeedi Ka Hadhay

0
160

Hargeisa(SDN)Hoos u tiri maalmaha Xukumadda madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa C/raxmaan Saylici uga hadhsan mudadii shanta sano ahayd ee loo doortay inay hogaamiyaan dalka, kuwaas oo ay uga hadhsan tahay maanta oo ay taariikhdu tahay February 7, 2015  (139 Cisho).

 siilaanyo

Axmed Siilaanyo iyo Saylici ayaa talada dalka uu u dhaariyey guddoomiyihii hore ee Maxkamadda sare ee Somaliland Md Maxamed Xirsi Oomane  27-kii July 2010-kii ka dib markii uu xisbiga Kulmiye ku guulaystey doorashadii madaxtooyadda ee Somaliland ka dhacday 26-kii June 2010-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here