Heshiiska Kiraynta Saldhiga Milatari Ee Berbera Oo Hada Golaha Baaralamaanku Ansixiyeen

0
359

Hargeysa (SDN)Fadhi wada jir ah oo ay saaka yeedhen xildhibaanda labada golle baarlamaan ee Somaliland ayaa buuq iyo dagaal badan ka dib waa ay cod u qadeen heshiska Military ee dawlada imaaradka laga siinayo Berbera

 Waxaa ogolaadey heshiiskan 144 xildhibaan

Waxaana diiday 2 xildhibaan   waxaana sidas lagu  ansaxiyey in magaalada Berbera ay saldhig ciidan ka sameystaan dawlada imaaradka carabtu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here